| HALl MILYAN OO NEEF OO KA DHOOFI DOONA DEKEDA BOSASO(DAAWO SAWIRO) |
|
|
|
| Wednesday, 11 November 2009 13:18 | ||||||
|
Bosaso:
neef kuwaasoo loo dhoofin doono dalka boqortooyada sucuudi
carabiya maalmaha soo socda.
Arrintan ayaa timi kadib markii ay soo baxdey warar sheegaya in
boqortooyada sucuudi carabiya ay xayiraadii ka qaadey xoolaha
soomaalida, isla markaana loo dhoofin karo dalka sucuudiga xoolaha
nool, kuwaas oo suuqoodi uu aad u fiican yahay munaasabada
Ciidul Adxaa awgeed.  Mas’uuliyiinta Sucuudiga ayaa ku wargaliyey ganacsatada xoolaha soo dhoofsada iney keenaan dalka xoolo lasoo mariyey maxjaro, isla markaana la hubo iney yihiin xoolo caafimaad qaba.Wasiirka Xanaanadda Xoolaha ee Puntland Axmed Maxamed Doonyaale ayaa shaaca ka qaadey inay soo Dhawaynayaan Tallaabada Dawlada Sucuudigu ku fasaxday Xoolaha Soomaalida. Dekedaha Boosaaso iyo Berbera ayaa Sanadkaan lagu wadaa in laga
Dhoofiyo Xoolaha Somalia ka dhoofaya, iyadoo la sii marin doono
maxjarro ku yaal dakadahaas, Â waxaana Haatan ku soo qulqulaya
Boosaaso Gawaadhi sida Xoolo farabadan oo loo Dhoofinayo
Sucuudiga sida: Adhi, Geel iyo Lo’. ÂArrintan ayaa la filayaa iney saameyn ku yeelan doonto dhaqaalaha
dadka soomaaliyeed gaar ahaana dadka reer guuraaga ah, kuwaasoo si buuxda ugu tiirsan xoolaha nool.
Hadaaftimo Media +centre
Powered by !JoomlaComment 3.26
3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved." |






















