| GROUP KA MAAKHIR FOR CHANGE IYO BULSHADA GOBOLADA SANAAG,HAYLAND IYO WALIBA GALBEEDKA GOBOLKA BARI, |
|
|
|
| Saturday, 28 November 2009 14:50 | ||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Garowe: Group kan oo ah facebookgroup ayaa noqon doona group isku xiraya bulsha weynta reer Maakhir meel ay jogaanba dalka iyo dibadiisa, Sidoo kale Group kani wuxuu u sah layaa ama u fududaynaya dhamaan Bulsha weynta reer Maakhir in si fudud loo helo xogta dhabta ah ee Deegaanada Maakhir layskuna dhaafsado wixii fikrada ah. Group kan oo ah Group Reseach ku samayn doona figradaha iyo aqoon iswey darsiiga umada reer Maakhir ee dalka dibadiisa gudiisaba jooga dhanka kale Group kani waa Group ka shaqaynaya dalka gudihiisa kuna yeelan doona laamo xafiisyo ah dhamaan deegaanda maakhir, si ay ugu soo tebiyaan xubnaha Groupka xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta deegaanda Maakhir. Groupkan ayaa u jeedadiisu tahay sidii laysugu xiri lahaa Bulsha weynta reer maakhir meel ay joogaanba oo ay u kala qaadan lahaayeen wixii war ah. Balse Group kan oo la'aasaasay 10/2009 ee sanaad kan aynu daba yaqaadisa ku jirno Group kan ayaad waxaad ke heli kartaa himilooyinkiisa, Goliskiisa & ujeedooyinka loo asaasay TOR GROUPKA, waxaa adag sida xubinta loga noqdo Groupka oo ay ku xiranyihiin shuruud badan sidaa darteed waxaan idinka codsanynaa inaad raacdaan tilmaamaha hoos ku xusan. XUBIIN KANOQOSHA: marka hore waxaad click sinaysa Maakhir for change Group Sidoo kale waxaad sii dooranaysa Request to join. OGOLANSHAHA XUBIIN KA NOQOSHADA. Group kani wamid gaar ah looguna talagalay inuu ka faalodo arrimaha Bulshada reer Maakhir sidaa kucad TOR GROUPKA sidaa darteed looma ogolaan doono inay xubiin ka noqdan cidaan kamid ahaayn Bulshada Reer Maakhir hadaba sii laagu diwaan geeliyo markad socod sato kadib waa in uu lasoo xiriira maamulka Group, Xubiin kamida ah xubnaha Groupka kaana bixiyo cadayn ah inaad ka midtahay Bulshada reer Maakhir ama adigu warqad codsi ah aad usoo qorto Maamulka Group ka uguna soo dirto emailka hoos ku xusan sii laguu aqbalo. http://www.facebook.com/home.php?ref=home#/group.php?gid=167999249287 Wixii fah fahiin ah kala xiriir Maamulaha Maakhir for change Mr, Mohamed Ahmed Ismail (Shiine) Email:
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
 Cell phone: 0025290799052
Powered by !JoomlaComment 3.26
3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved." |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||









: Maakhir for change (Maakhir: Sanaag, Hayladn and west Bari Region) Group kan  ayaa laaga dhawaqay Caasimada Dawlada Puntland ee Magaalada Garowe.






