YEMEN OO TIRAKOOB KASOO SAARTAY SOOMAALIDA DALKEEDA SOO GALA IYO KUWA BADDA KU SOO DHINTA PDF Print E-mail
Friday, 11 December 2009 08:42

Warbixin ay soo saartay xarunta warfaafinta ee hoostagta wasaradda arimaha gudaha dalka Yemen ayaa lagu sheegay in bishii November oo kaliya dalka yemen ay caga dhigteen ku dhowad 2700-oo tahriibayal Soomaali ah kuwaas oo kasoo kala degay xebaha gobolada Ticis, Abyan, Xadramuud iyo magaalada caasimadda ah ee Sanca.


Warbixinta ayaa lagu sheegay in bishii November ay badaha u dhexeeya yemen iyo Somaliaku geriyoodeen 120-tahriibayaal Soomaali ah, iyadoo 20-kamid ah ay u geeriyoodeen gaajo iyo haraad soo wajahay xiligii ay doonta saarnaayeen, halka 100-ka kalena ay la qalibmadeen doomihii ay sarnaayeen.

 

Waxaa sodoo kale la sheegay in 1300-oo kamid ah tahriibayasha gaaray dalka yemen ay u sii gudbeen dalka dariska la ah yemen ee Saudi arbia, oo ah hadafka ugu weyn oo ay leeyihiin Soomaalida u tahriibta dalalka Khaliijka.

 

Hay’adaha amniga dalka yemen ayaa bishii lasoo dhaafay sameeyay dadaalkii ugu badnaa oo ah in ay badbaadiyaan tahriibayasha soomaalida, iyagoo si weyn u dhimay khasaaraha ka dhasha tahriibka aan xadka laheyn oo ay ku dhaqaaqaan Soomaalida ka baxsaneysa dagaalada ka holcaya Somalia.

 

Bishan aynu ku gudo jirno ee December ayaa la filayaa in dalka Yemen ay caga dhigtaan ilaa 1400-oo tahriibayaal ah sida warbixinta lagu sheegay, iyadoo baduna ay tahay xiligii ay ugu daginiyaashaha badneyd.

 

Sanad walba ayaa dalka Somalia waxaa ka carara kumanaan tahriibayaal ah oo u badan dhalinyaro ay soo wajahday shaqo iyo waxbarasho la’aan ka jirta Somalia, tiiyoo ay sii dheertahay dagaalo aan joogsi laheyn oo wali kasii socda dalka Somalia, taasina ay dhalisay in Soomaalida in ay isaga cararaann dalkooda.

 

Hase yeeshee marka ay ka cararaan dalkooda ayey dhibaatooyin kala kulmaan inta ay ku sii jiraan tahriibka oo qaarkood ay nafsadooda ku waayaan, halka kuwa hadafkoodana gaarana ay dhibaatooyin kula noolyihiin dalalka ay ku tagaan tahriibka.

 

H.M.C 

 

Comments
Add New Search
Write comment
Name:
Email:
 
Title:
 
:angry::0:confused::cheer:B):evil::silly::dry::lol::kiss::D:pinch:
:(:shock::X:side::):P:unsure::woohoo::huh::whistle:;):s
:!::?::idea::arrow:
 

3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved."

 


MAQAALLO


maakhirmap.jpg Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Saturday, 28 August 2010 00:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
                  ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            ...

Sports


kubad HORYAALKA INGIIRSKA OO SHALAY KU BILOWDAY SI XAMAASAD LEH
Sunday, 15 August 2010 11:46
 waxaa sixiisabadan ubilawday hoyaalka ingiriiska...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...
championsleague.jpg Wiil Somali kamid noqoday FC Chelsea
Wednesday, 01 July 2009 17:07
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ug...

Online Users

We have 30 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll472267

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MAXAMUD MAXAMED JAAMAC & HINDA CABDI AHMED /ETHOPIA
Sunday, 08 August 2010 11:01
    Aabe Mohmed Jama Ali bayr...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...