LABA WARIYE OO KA SOO SHAQAYN JIRAY RADIO MUQDISHO OO KU LUG YEESHAY DILKII WARIYE SH. ABKEY PDF Print E-mail
Wednesday, 05 May 2010 15:30

MUQDISHO:sawir:Tifatiraha Radio Muqdisho C/raxmaan Yuusuf

Al-Cadaala ayaa faah faahin ka bixiyey dilki loo geystay ALLA ha u

naxariistee Wariye Sheekh Nuur Abkeey oo ka tirsanaa Radio

Muqdisho.

Al-Cadaala oo wareysi siiyey Idaacada VOA laanteeda Afka

Soomaaliga ayaa ku eedeeyey dilka saxafigan laba nin oo ka tirsan

Al-Shabaab horayna u ahaan jiray wariyaal kasoo shaqeeyey

warbaahinta madaxa banaan ee Muqdisho.

Wuxuu sheegay C/raxmaan in ka hor inta aanan la dilin ay soo

waceen isaga laba nin oo uu ku kala magacaabay Xasan Xanaji

Xaaji oo horay ugu tirsanaan jiray Idaacada Qur,aanka Kariimka ah

iyo Isamaaciil Istiila oo ka shaqeyn jiray Radio Zimba.

Labadaasi nin oo hada ah saraakiil ka tirsan Shabaab ayaa waxuu

sheegay Al-Cadaala in ay u sheegeen in maalin in heystaan Sheekh

Nuur Abkeey hada kadibna uu la sii shaqeyn doonin.

"Aniga waxaa isoo wacay ka hor inta eysan dil laba nin oo horay

saxafiyiin u ahaan jiray balse hada ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo

kala ah Xasan Xanafi Xaaji iyo Ismaaciil Istiila, labadaasi waxay ii

sheegeen in ay Shiiq Nur Abkeey ay hayaan maalin danbana uusan

kasii shaqeyn doonin Radio Muqdisho" ayuu u sheegay VOA.

Wuxuu kale uu sheegay Al-Cadaala in marki danbe ay sadex

xabadood ku dhifteen kadibna meydkiisa lasoo dhigay xaafada

Geyd Jaceyl iyadoo dusha laga saaray mobaaylkiisa.

Marxuumka ayaa saxaafada kusoo jiray wax ka badan 40

sanadood, dhawaanahaan wuxuu ahaa tifaf tiraha Wakaalada

Wararka Soomaaliyeed ee SONA inkastoo aysan si quman u

shaqeynin.

Waa wariyihii koowaad oo sanadkaan 2010 lagu dilo Magaalada

Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, iyadoo wariyaasha

Soomaaliyeed intooda badan la kulmaan Hanjabaad iyo

cagajuglayn ay kala kulmaan kooxaha iska soo horjeeda ee ka

dagaalamaya Gudaha Soomaaliya.

 

 

HADAAFTIMO MEDIA CENTRE

Comments
Add New Search
Write comment
Name:
Email:
 
Title:
 
:angry::0:confused::cheer:B):evil::silly::dry::lol::kiss::D:pinch:
:(:shock::X:side::):P:unsure::woohoo::huh::whistle:;):s
:!::?::idea::arrow:
 

3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved."

 


MAQAALLO


maakhirmap.jpg Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Saturday, 28 August 2010 00:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
     Â Â            ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            Â...

Sports


kubad HORYAALKA INGIIRSKA OO SHALAY KU BILOWDAY SI XAMAASAD LEH
Sunday, 15 August 2010 11:46
 waxaa sixiisabadan ubilawday hoyaalka ingiriiska...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...
championsleague.jpg Wiil Somali kamid noqoday FC Chelsea
Wednesday, 01 July 2009 17:07
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ug...

Online Users

We have 22 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll468718

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MAXAMUD MAXAMED JAAMAC & HINDA CABDI AHMED /ETHOPIA
Sunday, 08 August 2010 11:01
    Aabe Mohmed Jama Ali bayr...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...