SHEEKH ATAM " KAMA TIRSANIN URURKA AL-SHABAAB" [DHEGAYSO] PDF Print E-mail
Thursday, 29 July 2010 18:57

Sheekh Maxamed Siciid atom oo wareysi khaas ah siiyay Idaacadda VOA ayuu wuxuu ku sheegay inaysan jirin cid ka tirsan al-Shabaab amma ajaanib oo iyaga dhinacooda ka barbar dagaalameysa.

Wuxuu ku eedeeyay maamulka Puntland inay go’doomin ku sameeyeen degmada Galgala, ayna u diideen ayuu yiri dadka shacabka ah inay ka baxaan amma soo galaan Galgala.

 

HALKAN KA DHEGAYSO  

 

 


Comments
Add New Search
khalid hassan yusuf.  - wasiirka iyo hiilkiisa cusub   |2010-07-30 11:10:38
Waa arin mudan in sii buuxda loo tageero qorshaha siyaasadeed uu wado wasiirka
arimaha gudaha ee puntland-hogaamiye c/laahi axmed jaamac,kasoo ah mid soo
afgari kara xaalada ka taagan deegaanka galgala iyo qorshaha Aatam la maagan
yahay gobolada bari iyo sanaag.

islamarkana ay mudan tahay kalinta ugub ee ka
qayb qaadan donaan odayaasha warsangeli ee lagu wado inay soo kor meraan
deegaanka galgala.
Nabad Jecel   |2010-07-30 12:44:32
as wr wbrk

waanu ku raacsannahay cid walboo nabad iyo waan waan wax ku
fulinaysa dadkanina waa dadkii markii horeba rabay in nabad gelyo wax lagu
dhameeyo
marka waa hadii lala garto dadkana waxay wadaan inay tahay
maslaxadda dawladda iyo dadka!

xoog ,hunguri dabo dhilif gaalo iyo ashahaado
la dirir taasi xal ma aha!

sidoo kale ma taageersanin cid aliyaale iyo cidii
ku lug leh argagixiso nabada
dadka iyo dalkana wax u dhimaysa!

wax walbina
waxay ku qurux badan yihiin caddayn iyo bayaan marka wax walbi sida qoroxda ayay
hadda waadax isaga yihiin !

xazbunalaahi wanacmil wakiil
Maxamed cabdi   |2010-07-30 13:47:32
Odayaasha haloo daayo atamna hamaqlo odayada waxuu wadana ha joojo faroole na
nidaamdawladeed hala yimaado haskadaayo safaradahan iyobaladan dadkiisa kudiraya
oo wax haw maamulo sidii oday cabdulaahi yuusuf madaxsare oo dad kiisu ogolayeen
ilaxad sabtuna safarad iyo balatoona mudhagaysanjirin
Kaadir   |2010-07-30 22:51:16
Horta ma cadaatay in Ninkii Paltalk laga wareystay uu Atom ahaa, isla maarkaana
uu wareysigaas ku sheegay ineey Alshabaab ka tirsan yihiin, Inkiraadaan danbe
waa "Nin daad qaaday xunbo cuska" waa arin iyaga iyo Alshabaab isla og
yihiin waayo Atom iyo afhayeenka Alshabaab isku mar beey hadleen markeey
ogaadeen ineysan ku guuleysaneyn dagaalka galgala ayey u badaleen arintii dhinac
qabiil.
Haddaba warsangeli ayagu ha iska qabtaan Atom iyo kooxdiisa haddii kale
carro nabad maaha
Lady-Maakhir  - Cajiib   |2010-07-30 23:10:35
Atom intee wajji buu leeyahay horta?
Marna waa Al-Shaydaan marna
ma'aha.

Ninkaan inaa ummada laga qabto weeye
Lady-Maakhir   |2010-07-30 23:11:57
Labada cod,kan Paltalk iyo kan VOA ,waa isku mid.Tuug la qabtay talo maleh.
Wii Waal  - Gabay ka yimid ATAM   |2010-07-31 22:06:52
Gabay Ka Yimid Mujaahid ATAM

1. Guutada lasoo dumay haddii nalagu soo
duushay
2. Waxla soo dadaanshaba haddiin nala dul garriishay
3. Dildilaaca
waaberi hadii nalagu sii daayey
4. Annagoon digniin qabin haddii nala
dareensiiyey
5. Digta weerar qoobkii hadday dininigtii yeedhay
6. Dooyada
uluufta ah hadday Daalo kor u dhaaftay
7. Qaylada daluunta ah haddii nala
dareensiiyo
8. Degdeg inaan usoo rooro waa dawlad alabkeede
9. Ma dul keennay
kuman duub cad oo wada Daraawiish ah
10. Dirki hadduu kusoo galay xarbiga aniyo
duulkaygu
11. Dayaayadii horeetaba baqay dabada taageeneh
12. Diigaanyo ciidan
ah miyaan daafta kala raacay
13. Sidii aar daloombiyi markaaan ugu dinaah
yeeyey
14. Dullihii shareerraa markuu dibawga jiidhaayey
15. Daanyeerku
meeshuusan marin dani ma jeexsiisay
16. Denbi ma leh cadaawaha ninkii deli ka
xooraaye
17. Darajuu Ilaahiis ka heli labada darood eh
18. Dubku iima naxo nimay
kufriga deris wadaagaaneh
19. F...
Write comment
Name:
Email:
 
Title:
 
:angry::0:confused::cheer:B):evil::silly::dry::lol::kiss::D:pinch:
:(:shock::X:side::):P:unsure::woohoo::huh::whistle:;):s
:!::?::idea::arrow:
 

3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved."

 


MAQAALLO


maakhirmap.jpg Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Saturday, 28 August 2010 00:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
     Â Â            ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            Â...

Sports


kubad HORYAALKA INGIIRSKA OO SHALAY KU BILOWDAY SI XAMAASAD LEH
Sunday, 15 August 2010 11:46
 waxaa sixiisabadan ubilawday hoyaalka ingiriiska...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...
championsleague.jpg Wiil Somali kamid noqoday FC Chelsea
Wednesday, 01 July 2009 17:07
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ug...

Online Users

We have 28 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll468692

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MAXAMUD MAXAMED JAAMAC & HINDA CABDI AHMED /ETHOPIA
Sunday, 08 August 2010 11:01
    Aabe Mohmed Jama Ali bayr...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...