MAXAAD KALA SOCOTAA WAX YABIHII WEFTIGA PUNTLAND UGA QABSOOMAY BOQASHADII AY KU TAGEEN DALKA MARAYKANKA PDF Print E-mail
Thursday, 09 July 2009 16:03

sawirMadaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Mareykanka ayaa dib ugu laabtay Magaalo Madaxda dalka Mareykanka ee Washignton, markii uu Madaxweynuhu gaaray meelo ka mid ah gobalada dalka Mareykanka markii uu casumaad ka helay madaxda gobaladaasi iyo Jaaliyadaha Soomaalidasawir

Madaxweyne Faroole ayaa magaalada Washignton wuxuu kulamo kula yeeshay magaaladaasi madaxdadowladda Mareykanka iyo Jaaliyadaha Puntland oo uu kala hadlay xaaladaha kala gedisan

sawir.

Wasiirka Arimaha gudaha, dowladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga Jen. C/laahi Axmed Jaamac (Ilka Jiir) oo ka mid ah wafdigan ayaa usheegay saxaafada maanta in ay wafdiga Madaxweynuhu ay maalmahaan kulamo badan ay la qaateen dad badan.

sawir


Jeneraalka ayaa sheegay in uu Madaxweynaha iyo wafdigiisu ay horumar wanaagsan ka gaareen xaaladaha socdaalkooda, isla markaasna ay la kulmeen Jaaliyadaha iyo Madaxda dowladda Mareykanka

Wasiirka wuxuu sheegay in ay isla meeldhigeen dowladda Mareykanka arimo ka mid yihiin, in ay Puntland tahay meesha kaliya ee utaagan horumar laga gaaro xaalka Siyaasadeed ee dalka Soomaaliya, in ay tahay meesha kaliya ee ay jiraan in ay isku xiran yihiin dadkeedu, ayna doonayaan Horumar wanaagsan

sawir

Waxa ay Dowladda Mareykanku balan ku qaaday in ay taageero balaaran oo dhinac walba ah ay siineyso dowladda Puntland oo ay noqoto meesha kaliya ee ay Soomaali isku dan ah joogto kana tashaneysa Aayaheeda Dambe” Ayuu yiri Wasiirka oo la hadlayay saxaafada.

 

Wasiirka Arimaha guduhu wuxuu sidoo kale sheegay in ay guulo waa weyn ay ka gaareen booqashadii ay ku tageen dalka Mareykanka, isagoo balan ku qaaday in ay dhamaanba fulin doonaan balanqaadyadii ku aadanaa arimahaasi.

 

 

hadaaftimo media centre

Comments
Add New Search
AADAN   |2009-07-10 00:21:31
MAXAY KA BALLAN QAADEN MAREYKANKA OO DHAQSO U FULINAYAAN DABCAN WAA LAGUU YAQAAN
WAXAY DOONAYAAN INAY DHALINYARADA ILAAHAY U GO' DAY AY U DHIIBAAN CADOWGA!!!!!!!
YAB BADANAA WALLEE HADDAAN WAXA LA WADO LA JOOJIN MEYDAD BADNOO QOSLAYA WAA LA
ARKAYAA WAANA LAGU KALA YAACAYAA MEESHAN PUNTLAND DADKA HA LOO SHAQAYO HANA
LAYSKA DHAAFO U ADEEGIDA MAREYKANKA HADII LA DOONAYO IN SHARAF LAGU WAARO IYO
NABADGELYOBA...
MURSAL   |2009-07-10 07:20:27
war odayaasho xoogaagooda bay soo qaateenii waxa kale ha dhegaysan waa
budhcadii oo habaysan lakin maraykan wax buu balanqadaa ee ma fuliyo
weligaa miyaad maqashay waxaas buu qabtay in la yiraahdo wax buu
balanqaaday maahe.waxba ma fuliyo brother do not worry abouot it
Ugaaas  - Mursal shame on you   |2009-07-10 08:11:29
kan nacas ka ah ee madaxda melkaga dhacay ma reer miyinimo bay ka tahay maqlay
waxba la mucarada, Faroole waa madax wayne jiira ilka jiir na waa niman karti
leh lacag na ma qatan budcadna maha saaxiib Shame on you.
Mohamed  - Danta ha la wad garto tasi bay xali ku jirta   |2009-07-10 08:51:37
dhaman dhalin yarad soo boqta website ka hadaftimo waa in anay ku mucaradin
madeda puntland wayo madax puntland waa madexdeni haday xun yihin iyo hadi kale
baa wayo Puntland wax ay ledahay cadow aad u tira badan marka aynu ogano marka
ugu horaysa cadowgeena ma ah in la mucarado madax aad dortay wayo dad baa
hadalka cayda ah ee ka soo baxay ku farxay marka yaan laa cayin madaxda lakin
waad mucardi akrta sii Indircet ti ah o ku jirto waya aragnim
yuusuf  - well done   |2009-07-10 14:19:54
aad iyo aad baan ugu faraxsanahay wax yaalaha ay qabanayaan madax puntland
..daka dacayada wada waa dad aan waxba aqoon oo dacaayad raqiisa haya ..walaal
waa in aad ahaataan dad feeri dheer leh.kana eega wanaag aan keliya eegin xumaan
.dadka wax idin ka reebayna waa sidii aad qof wax qabta u dhacaydenayseen ee
xishooda da waweyn baa tihiin..waa ay mahadsan yihiin maxadeenu
Aqoon yahan  - Ilka Jiir waa halyeey   |2009-07-10 14:47:27
Ilka Jiir waa halyeey,waana dhalad reer Laasqoray ah.. ee yaan dadka leeysku
khaldin.....hadaad xasadka joojisaan Ilka Jiir ka qiimo badan madaxda Somalia oo
dhan.
xadeed  - qabyaalad" to aqoon yahan   |2009-07-10 16:51:05
sxbayaal qabyaalada iska dhaafa madaxda oo dhan waa halyay eh
murwo caasho  - figrad   |2009-07-11 01:05:05
WAA LAYAAB MARKII GEELA LOO HEESO BAY GORON YADA U HEESAAN ILKA JIIR MUXUU YAHAY
OO MEESHA KEENAY ALA WAA WAX AAN WALIGOOD JAGO IYO XIL AAN QABAN SORRY
sanaag_man  - ceeb+dardaaran   |2009-07-11 02:44:13
waxanan salaamya dhamaan hawlwadeena hadaaftimo media waxan kale oo leyhay dadka
fikirka dhiibanaya war kor u baxa.hadii aan u soo jesto puntland inantan marwo
caahso waay nagu daadsatay maadama ilko wasir ah warsanglow aad dulinaysaan
halka madaxweynahana ilowden madaxda wada duuliya.puntland cadowgeedu ha jabo.
gobolka soolna dhawaan jabhada SNM= soomalid neceb midnimada waanu ka xorayn
doona,waxaanu u magcaabi doona col. afguduud ama garyacowl in ay mesha xilkeda
la waregaan madama sool cidna u maqnayn ceel na u qodnayn.
garsoore  - ilko puntland dani uguma jirtee idinkaa maraxa el   |2009-07-12 07:21:40
marka hore su aashu waxa weeye ilko ma waxawweye nin digsi dabka usaaran
yahay misee nin magac ku doonaya puntland waana ee ilko puntland wuxuu u jooga
in aad meesha wax ka qabsataan beri ka maalina wuu ka tegayaa ee be ready
xog ogaal  - harga madhan side   |2009-07-12 18:29:05
MARKA HORE SALAAN GUUD PUNTLAND WAXAAN JECLAA INUU ISBEDEL KA DHACO SIDA
CAALAMKA KALE KU DHAQMAAN WAXAADSE MOODAA INUU KU SOCDO TII DAWLADII SOOMAALIYA
DUMISEY WAAYO HADII MAAMULKU NOQDO DHAXAL REER KELIYI LA KALA WAREEGO WAXAA
DHAMAATA KALSOONIDII DADKU U QABAY PUNTLAD WAXAA WACNAYD HADII ISBEDEL LA RABO
IN LA KALA BEDELO AFARTA NIN EE ISAGA DAMBAYSEY BUNTLAND OO ISKU REER AH ISKUNA
CAQLIGA AH EE AY KU QAFILAN TAHAY MEEL KU GAADH JAGADAN LACAGNA KU SAMAYSO
MAGAALADAADANA KU DHISO
MARKA SAAXIIBADA WELI PUNTLAND DABA JOOGOW KA TASHADA
TANI RAAGI MAYSEE
MURSAL  - UGAAS TAARIIKHDA DIB U EEG   |2009-07-13 10:28:11
UGAAS LAYSMA MAAGO FEKERKA WAA LAGU KALA DUWAN YAHAY TAN KALE MIYUU KA TOO
BADKEENAY FAROOLE WIXII U HORE U SAMEEYEY SAWTAYNU OGAYN SXB TAARIIKHDU
WAA KAA LUNSANTAHAY BAL TAARIIKHDII PUNTLAND KA MARTAY DIB UGU NOQO
INTA AANAD CAYTAMIN
Aqoon yahan  - to Caasho   |2009-07-16 09:34:34
Caashooy horta heeybta Ilka jiir mataqaan,dadka kala baro, taariikhda laasqoray
dib u eeg, markii laasqoray taariikhda laheey dadka kale cawaan beey ahaayeen,ee
adigu isa sheeg ma waxaad tahay kuwa ku kacaamay miyiga sanaag ee hada indhuhu
udilaaceen, oo moodayaya in majeerteen yahay dad ka sareeya. taariikhda baro oo
tolkaa jeclow.
Write comment
Name:
Email:
 
Title:
 
:angry::0:confused::cheer:B):evil::silly::dry::lol::kiss::D:pinch:
:(:shock::X:side::):P:unsure::woohoo::huh::whistle:;):s
:!::?::idea::arrow:
 

3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved."

 


MAQAALLO


maakhirmap.jpg Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Saturday, 28 August 2010 00:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
                  ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            ...

Sports


kubad HORYAALKA INGIIRSKA OO SHALAY KU BILOWDAY SI XAMAASAD LEH
Sunday, 15 August 2010 11:46
 waxaa sixiisabadan ubilawday hoyaalka ingiriiska...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...
championsleague.jpg Wiil Somali kamid noqoday FC Chelsea
Wednesday, 01 July 2009 17:07
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ug...

Online Users

We have 26 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll468733

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MAXAMUD MAXAMED JAAMAC & HINDA CABDI AHMED /ETHOPIA
Sunday, 08 August 2010 11:01
    Aabe Mohmed Jama Ali bayr...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...