AL-SHABAAB IYO AHLU-SUNA OO ISKU EEDEEYEY DILKII CULIMADII TABLIIQA AHAYD PDF Print E-mail
Thursday, 13 August 2009 09:20
Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan cambaareynta kasoo baxaya qeybaha bulshada iyo siyaasiyiinta Somalia ee ku aadan dilki culimadi Tabliiqa,ayaa Xaraka Shabaab Al Mujaahidiin iyo Ahlu Sunna waxaa mid midka kale uu ku eedeyey in uu ka danbeeyey dilkii foosha Xumaa ee shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Afhayeenka Xarakada hubaysan ee Al-shabaab Sheekh Cali Maxamud Raage oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in goobta uu ku yaalla Masaajidka lagu laayay Culimada Tabliiqa ay gacanta ku hayaan Culimada Ahlu sunna Wal-jameeca, wuxuuna intaasi ku daray inay iyaga ka dambeeyeen dilkooda maadaama ay la shaqeynayaan cadowga Ilaahay, waa sida uu hadalka u dhigaye.

“Qolooyinka Dawladda sheeganaya iyo kuwa ka been sheegay Ahlu Sunna iyaga ayaa oran jiray dagaal yahano ajnabi ah ayaa dalka ku soo duulay, saraakiil Pakistan ayaa hogaaminaysa, waxayna taasi muujinaysaa cadaawadda ay kooxahaasi u qabaan wadaadada Pakistanka” ayuu yiri Sheekh Cali Maxamud Raage oo dhinaca kale sheegay in Mujaahidiina ka go’an tahay inay u aaraan wadaadadaasi la laayay.

Dhinaca kale afhayeenka Culimada Ahlu Sunna Wal-Jameeca Sheekh Yuusuf Al-qaadi oo isagana shir jaraa’id u qabtay saxaafadda ayaa waxa uu sheegay in qaabka uu u dhacay dilka loo gaystay wadadadaasi Tabliiqa ah ay tahay xeeladda ay adeegsadaan kooxoo uu ku tilmaamay inay yihiin khawaarij oo ka soo horjeeda in shacabka Soomaaliyeed dhexdooda lagu fidiyo diinta Islaamka.

“Waa caado lagu yaqaano khawaarijta in marka ay laayaan culimada, saraakiisha iyo waxgaradka ay durba inta shir jaraa’id qabtaan oo ay u tacsiyeeyaan si ay isaga bari yeelaan dilka ay gaysteen, waana siyaasad u degsan oo lagu qiyaamaynayo shacabka Soomaaliyeed” ayuu yiri afhayeenka Culimada Ahlu Sunna Wal-Jameeca oo dhinaca kale sheegay inaanay haba yaraatee wax lug ah ku lahayn xasuuqa wadadaadaasi Tabliita ah loogu gaystay magaalada Gaalkacyo.

Si kastaba ha ahaatee dhamaan bulshada Soomaaliyeed ayaa si aada uga careysan ugana xun dilka shana nin oo Tabliiq ah una dhashay dalka Bakistaan kuwaas oo kooxo mana xayaal ah ku laayeen magaalada Galkacyo.
Comments
Add New Search
wiilo  - wuuuuuuuuw   |2009-08-13 17:56:44
asc marka xiga sheeko baa bilaabeen iyo isku tuurtuur war ilaahy hortiisa waxba
lama ankiraayo qofkii qof dilana maalin ayaa laga jaazo marinayaa hadayba ka
dareen meel kale waxaan ku arkay in ay ku eedeeyeen puntland al suna wal
jamacaah kuwaan la dhahaayo war puntland dadka dhiigooda ma cabdo umana xiisto
ee idinka bay cadao idiin tahay alshabaab iyo alsuna xisbul islaam magacyoo
badanaa belo idin qaaday kkkkkkkkk
Hussein  - Dr   |2009-08-13 18:05:02
ACW anigu waxaan filiya in ay yihiin qolyaha la yirahdo ahlusuna wal jamaaca
oo ay moodeen wadaada in ay yihiin alshabaab ama aysan kala aqonba maadama ay
yihiin xisbi cusub oo aan aqoon dherad ah lahayn
henry  - professor   |2009-08-13 18:05:55
hello every one
Anonymous   |2009-08-13 19:30:59
kuwa laayey Culumada Cirroolayaasha ah oo hadana martida ah oo aan cidna denbi
ka gelin gacmaha ilaahay haka gooyo halaag aduun iyo mid aakhiro oo usoo degdega
ilaahay ha marsiiyo ilaahay nolosha ha ku cadaabo belaayo iyaga ku goonni ah
ilaahay ha u keeno ilaahoow iga aqbal aamiin
culimada ay laayeenna ilaahay
shahaado ha gudoonsiiyo denbigoodana ilaahay ha dhaafo guri koodii aduunka uga
khayr badan ilaahay jannada hak siiyo ehelkoodiina ilaahay samir iyo iimaan haka
siiyo Aamiin
pravoooo   |2009-08-20 06:29:07
horta marka hore wad salaaman tihiin dhamaantiin ba
hadii ann gudoo galaana
aniiga sideey ila tahey nimaanka wax ileyy waa nimaankan dee yidhii hala
isqarxiiyo oo waa lagu janaa galaayaa ee lamagac baxay al shabaab iney iyaguu
yihiin kuwa wax dileey
Write comment
Name:
Email:
 
Title:
 
:angry::0:confused::cheer:B):evil::silly::dry::lol::kiss::D:pinch:
:(:shock::X:side::):P:unsure::woohoo::huh::whistle:;):s
:!::?::idea::arrow:
 

3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved."

 


MAQAALLO


maakhirmap.jpg Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Saturday, 28 August 2010 00:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
                  ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            ...

Sports


kubad HORYAALKA INGIIRSKA OO SHALAY KU BILOWDAY SI XAMAASAD LEH
Sunday, 15 August 2010 11:46
 waxaa sixiisabadan ubilawday hoyaalka ingiriiska...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...
championsleague.jpg Wiil Somali kamid noqoday FC Chelsea
Wednesday, 01 July 2009 17:07
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ug...

Online Users

We have 27 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll468742

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MAXAMUD MAXAMED JAAMAC & HINDA CABDI AHMED /ETHOPIA
Sunday, 08 August 2010 11:01
    Aabe Mohmed Jama Ali bayr...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...