GUDOOMIYAHA BAARLAMANKA MR. MADOOBE OO FASAX SIIYEY XILDHIBAANADA BAARLAMANKA BISHA RAMADAAN PDF Print E-mail
Monday, 24 August 2009 17:01
MOQDISHU:sawir- Xubnaha Baarlamanaka Soomaaliya ayaa maantay waxa ay heleen Fasah ku aadan bisha Ramadaan si ay u gudaan Cibaadada Bisha Ramadaa maadaama ay bishatan tahay bisha uu Eebe dhaafo danbiyada dadka Muslimiintana lagana xoreeyo Naarta.

Sheekh Aadan Madoobe Gudoomiayah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maantay waxa uu daaha ka rogay in ay Xildhibaanada Fasax yihiin inta ay ka soo idlaaneeso bisha Ramadaan asigoo ku tilmaamay bsiahatan bil barakeesan loona baahanyahay in Rabi subax iyo habeen lo dukado .

Godoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in aysan Baarlamaanka wax kulan ah yeelan doonin inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxa uuna fasaxa bilowday manata waxa ayna shaqadooda dib u bilaabi doonaan maalinta Eeda ka dib .

Waxa uu sheegay Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe in ay Islaamiyiinta kuwa isku sheegaya ay Ilaah ka baqaan una turaan Shacabka Soomaaliyeed oo ku dhibaateesan daafaha Magaalada Moqdisho kuwaasi oo iminka doonaya in ay ku soo laabtaan bisha Ramadaan guryahooda .

Godoomiyaha waxa uu si xoogan u canbaareeyay hadalki Sheekh Xasan Daahir ee ku aadanaa in dagaalada ay sii wadi doonaa Bisha Ramadaan waxa uuna ku tilmaamy hadal ka soo yeeray qof ciyaal ah oo marka uu doono iska ciyaara maran baroorta .

Dhanka kalle Mr Aadan Madoobe waxa uu ka hadlay Arinta Ciidamada Ethiopia ee kudaha us oo galay magaalada Baladweyne qaabka ay u arkaan ka baarlamaan ahaan .

"Hadaana hay gudoomiyaha Baarlamaanka Midnimada Qaran arintaasi waxba kalama socdo waa xqiiq hadaysa run noqoto arintaasi waa arin looga fadhin Dowlada uu hogaamiyo madaxweyne Shariif waayo asiga ayaa dalka ka saaran maranaba ma keeni karyo ciidamo Ethiopia ah " Sheekha Aadan madoobe .

Si kastaba ha ahaatee hadalka Xasan daahir ayaa waxaa ka jawaabay Godoomiyaha Baaralamanka iyo saraakiil katirsan Ciidamada Militaarka dalka Somaliya kuwaasi ood hamaantooda ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray me Aweys in uu yahay mid lagu dhibaateenayo Shacabka Somaliyeed.

 

HADAAFTIMO MEDIA CENTRE

Comments
Add New Search
wadani   |2009-08-25 00:17:45
waxaan leeyahay shikh adan madobe runtaa waxaad wayday wax runta ku shega wxan
la yahay xilka iskaga dag wxaad mesha ku haysaa ma jirto e wiliga ma waxaad
dabada ku wadan ama kaga jiri amison wlee mar waa lagu heli
Write comment
Name:
Email:
 
Title:
 
:angry::0:confused::cheer:B):evil::silly::dry::lol::kiss::D:pinch:
:(:shock::X:side::):P:unsure::woohoo::huh::whistle:;):s
:!::?::idea::arrow:
 

3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved."

 


MAQAALLO


maakhirmap.jpg Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Saturday, 28 August 2010 00:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
     Â Â            ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            Â...

Sports


kubad HORYAALKA INGIIRSKA OO SHALAY KU BILOWDAY SI XAMAASAD LEH
Sunday, 15 August 2010 11:46
 waxaa sixiisabadan ubilawday hoyaalka ingiriiska...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...
championsleague.jpg Wiil Somali kamid noqoday FC Chelsea
Wednesday, 01 July 2009 17:07
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ug...

Online Users

We have 28 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll468728

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MAXAMUD MAXAMED JAAMAC & HINDA CABDI AHMED /ETHOPIA
Sunday, 08 August 2010 11:01
    Aabe Mohmed Jama Ali bayr...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...