| Baladweyne oo saaka dagan iyo Ciidamada Itoobiyaanka ah oo baaritaano ka bilaabay galbeedka Magaalada. |
|
|
|
| Sunday, 30 August 2009 17:19 | ||||||
|
Baladweyne:  Jawiga Guud Ee Galbeedla Magaalada Baladweyne ayaa xasiloon iyadoo Ciidsamada Itoobiyaanka ah ay saaka halkaasi ka bilaabeen baaritaano dadka iyo gaadiidka ah.  Ciidamada Itoobiya ayaa waxa ay isku faafiyeen Xaafadaha kala duwan Ee Galbeedka Magaalad halkaasi oo ay ka bilaabeen baaritaano xoogan.   Goobaha Ciidamada ay saaka baarayaan ayaa waxaa ka mida Xaafada Buunda Weyn halkaasi oo la sheegay in xalay rasaas looga soo riday iyadoo ay galeen dhammaan guryaha deegaankaasi.  Ciidamada Dowlada ayaa dhanka kale waxa ay baaritaano dhankooda ka wadaan wadooyinka Magaalada ka baxa iyadoo la sheegayo in gawaarida safarka ah ay baarayan.  Xarunta Wararka Soomaaliyeed www.hadaaftimo.com  cabdala yuusuf cabdala This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
Muqdisho Office Â
Powered by !JoomlaComment 3.26
3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved." |









-Magaalada Baladweyn ayaa saaka dagan ka dib la wareegitaankii Ciidamada Itoobiya Galbeedka Magaaladasi iyadoo ay Ciidamada bilaabeen baaritaano balaaran. 






