BADHAN ROOBAB MAHIIGAAN AH OO GALABTA KA CURTAY PDF Print E-mail
Sunday, 06 September 2009 15:56
BADHAN:SAWIR: Wararka naga imanaya Sanaag ayaa sheegaya  Galabta Magaalada Badhan ay ku Curtay Hogol Fiican oo Roob ah taasi oo dhamaan Biya dhigtay Gudaha iyo Hareeraha magaalada, dadka ayaa soo sheegaya in Roobkaasi oo sidoo kale Biyo Wanaagsan ku riday Baraagaha Magaalada Gudaheeda ah.

Caysayr Faarax Bile oo ka mid ah Odayaasha Magaalada ayaan la xidhiidhnay waxana uu noo sheegay in Hogol aad u Balaadhan ay Abaara 4:30- Galabnimo ku Curtay Deegaanka Badhan Taasi oo ka Fogeeyay inaanay Geesan wax khasaare ah.

Oday Casayr Faarax Bile oo ka mid ah Duqayda Deegaanka ayaa xusay in Roobakaasi uu Bilaw yahay isla markaana uu wax badan ka bedelayo Wajiga Abaarta Sanaag la degtay.

Sidoo kale Duubkaasi ayaa Hididiilo Fiican ka Muujiyay in roobkaasi ay suura gal tahay inuu dhanka buurta uu dhaafo oo aad Abaar looga soo sheegayay.

Guud ahaan Roobabkii Sanaag ayaa Curtay sida ay sheegayaan dadka Hilaadiya Roobabka ama ku xeer dheer arimaha Deegaanka.

 

 

Jaama AYaanle

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Comments
Add New Search
BB  - Waa mahad ilaah   |2009-09-06 21:54:18
Waxaa mahad iyo xamdi iska leh ilaaheena qaadirka ee umadiisa dhibaatadu hayso u
fidiyey gargaarkiisa isagaa dadka iyo xoolaha iyo dhirta ay marti uga yihiin
deeqdiisa. Haddana waxaan ilaahay ka baryayaa in umaddiisa abaartu saamaysay uu
barwaaqadiisa wada gaarsiiyo. aaamiin.
Anonymous   |2009-09-07 01:46:12
HADAAFTIMO MA KA DA'AY?
cagiraxman   |2009-09-07 01:47:42
waa alla iyo naxariistiis kolkaa wallalayaal aan ku dadaalo baryadiisa iyo u
dhowaanshihiisa si aan uga badbaadno cadhadiisa iyo ciqaabtiisa daran , tan kale
wamudan alla shukri si deeqdiisa alla inoogu kordhiyo.
Jama Feyte  - Student   |2009-09-07 02:29:27
Ilaah baa mahadle oo Raxmada Sanaag ku Hooriyay iyada oo Dadku Abaar la Il
daraayeen, ayaa Roobkani da"ay Ilaahay ha Inoo Sidaaye,
wiilo   |2009-09-07 03:16:02
ilaahy baa mahad u sugnaatay mashaa alaah ilaahow soomaliya abaarta ka saar waa
farxad aad uween alxamdu lilaah
hassan abdi shire  - university level   |2009-09-07 11:12:49
bismilaah,
alla mahdleh alihii markii hore ina abuuray hadana ina karaameeyay
marlabaadna inaga oo taagan abaaro aad u ba'an inooo balaqay albaabada raxmada
ee maanta aay hormuudka katahay roobabka ka curtay degaanadaas qaarkamida inta
kalena aaynu u rajaynayno inuu gaadho raxmadu in sha'allah aloow ducada naga
aqbal oo hanoo eegin danbiyada aanu galno oo hanugu ciqaabin waxaana dadka usoo
jeedianyaa inaay alohood u mahad naqaan si raxmada rabi usii korodho iyo faraj
kahyrqaba
alla mahdleh
gaab  - war halagu shugriyo   |2009-09-07 12:22:09
ilaah baa mahad leh adoomadiisa unaxariistay ilaah waxa uu eegayaa in
lagushugriyo iyo in kale maxaa yeelay adoomadiisa waa imtixaanaa bal inay
kushugriyaan iyo in kale ..ilaahay waxba kuna aha hogal yari bal waxa uu awoodaa
in kaban laakiin waxa uu daalacanayaa bal dadkaasi sida ay ugu shugriyaan ....
tan labaad waxan ilaahay kabaryeynaa inaan helno roob caan ah oo aan kukoobnayn
meel kamid ah kobolka sanaag ee uu alle ina wada gaarsiiyo roob wanaagsan oo
soomaliya oodhan ah ..mida sadexaad waxa weeye in laducaysto oo lagu shugriyo oo
aanan laqooqin sida dadku marka ay roobka helaan waxay samay yaan way qooqaan
oowaxay qbtaan shirbe inata ay banaan ka ubaxaan ...weliba reer barameed
..taasna waa in la ogaado..oo layska dhaafo ... ilaahna khayr laga rajay
yo...waadna mahad santihiin ..ramadaan kariim
ilahay haw siyadiyo nimcada   |2009-09-07 19:00:37
Waa ilahay mahadiisa masakiinta abaaraha la il darayd u shubay raxmada ilahay ha
siyadiyo raxmadisa hana lagu shugri naqo ilahay raxmadiisa lakiinse roobka
hadaftimo ka da ay oo dadka bohoshu qaaday shebekadau maxay u qori weysay
sayidka   |2009-09-09 20:27:27
Waa ilaahay fadligiisa masha alaaah raxmaadkiisa u shubay umadiisa ilahay haaw
siyaadiyo nimcadiisa ilaahyna haloogu shugri naqo raxmadiisa xasadka iyo
dunuubtana ha layska ilaalsho oo ducada hala badsado iyo sadaqada
Write comment
Name:
Email:
 
Title:
 
:angry::0:confused::cheer:B):evil::silly::dry::lol::kiss::D:pinch:
:(:shock::X:side::):P:unsure::woohoo::huh::whistle:;):s
:!::?::idea::arrow:
 

3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved."

 


MAQAALLO


maakhirmap.jpg Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Saturday, 28 August 2010 00:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
     Â Â            ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            Â...

Sports


kubad HORYAALKA INGIIRSKA OO SHALAY KU BILOWDAY SI XAMAASAD LEH
Sunday, 15 August 2010 11:46
 waxaa sixiisabadan ubilawday hoyaalka ingiriiska...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...
championsleague.jpg Wiil Somali kamid noqoday FC Chelsea
Wednesday, 01 July 2009 17:07
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ug...

Online Users

We have 24 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll468742

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MAXAMUD MAXAMED JAAMAC & HINDA CABDI AHMED /ETHOPIA
Sunday, 08 August 2010 11:01
    Aabe Mohmed Jama Ali bayr...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...